HomeWararAkhriso:-Maxaa looga hadlaya Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Akhriso:-Maxaa looga hadlaya Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa  kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doona Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha Maanta looga hadlayo kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 3aad ee ku- noqoshada Miisaaniyadda sanadkan sii dhamaanaya eee 2019. Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo la hadlay Idaacada Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa  kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doona Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ajendaha Maanta looga hadlayo kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 3aad ee ku- noqoshada Miisaaniyadda sanadkan sii dhamaanaya eee 2019.

- Advertisement -

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in xalay lagu wargeliyay inuu jiro kulanka, isla markaana laga hadli doono Akhrinta 3aad ee ku- noqoshada Miisaaniyadda.

Kulanka ayaa saacadaha soo socda ka furmi doona Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa inuu Shir Guddoomiyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa haatan waxaa horyaalla Ajendayaal dhowr  ah oo laga doonayo inay meel-mariyaal, iyagoona kulma todobaadkii saddex maalin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts