HomeWararSawirro:-Shir lagu qabtay Xarunta QM ee Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Shir lagu qabtay Xarunta QM ee Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Marwo Xaliimo Ismaciil Ibraahim ayaa ka qeyb-gashay Shir lagu qabtay Xafiiska Qaramadaba Midoobay ee Magaalada Muqdisho. Shirkaas ayaa waxaa qeyb ka ahaa daneeyayaasha arrimaha Dimuqraadiyeenta iyo Doorashooyinka la filayo in ay ka dhacaan Soomaaliya horaanta sanadka 2021-da. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Marwo Xaliimo Ismaciil (Xaliimo Yarey) […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Marwo Xaliimo Ismaciil Ibraahim ayaa ka qeyb-gashay Shir lagu qabtay Xafiiska Qaramadaba Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Shirkaas ayaa waxaa qeyb ka ahaa daneeyayaasha arrimaha Dimuqraadiyeenta iyo Doorashooyinka la filayo in ay ka dhacaan Soomaaliya horaanta sanadka 2021-da.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Marwo Xaliimo Ismaciil (Xaliimo Yarey) ayaa si qoto dheer ka qayb-galayaasha kulankan ugu sharaxday halka ay marayso geedi-socodka doorashooyinka dalka oo uu Guddigu gacanta ku hayo, waxayna aad ugu nuux nuuxsatay howlaha la qabtay iyo kuwa qorshaysan oo laga dheehan karo cabiraada saxda ah ee ku aadan dadaalka Guddigu ugu jiro hirgelinta iyo qabashada doorasho xor iyo xalaal ah.

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka ayaa sheegay in aad u rajeynayan in Guddiga Baarlamanka u saaro dib u eegista sharciga doorashooyinka in ay soo dhameystiraan oo ay Baarlamaanka u gudbiyaan waqtiga ku habboon oo Guddiga ku gudan karo waajibaad loo idmaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts