HomeWararPuntland oo Badhan ku xirtay Mas'uul ka tirsan Somaliland

Puntland oo Badhan ku xirtay Mas’uul ka tirsan Somaliland

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka laga helayo Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Puntland halkaas Xabsi ku yaalla ay ku xireen Guddoomiye ku-xigeenka degmadaas ee Somaliland. Ciidamo ka tirsan Puntland oo ku sugan Badhan ayaa xabsiga dhigay Cabdiraxmaan Axmed oo maamulka Somaliland ugu magacaawnaa Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag. Weli […]

- Advertisement -

Wararka laga helayo Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Puntland halkaas Xabsi ku yaalla ay ku xireen Guddoomiye ku-xigeenka degmadaas ee Somaliland.

Ciidamo ka tirsan Puntland oo ku sugan Badhan ayaa xabsiga dhigay Cabdiraxmaan Axmed oo maamulka Somaliland ugu magacaawnaa Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

- Advertisement -

Weli lama oga sababta Ciidanka Puntland u xireen Guddoomiye Cabdiraxmaan Aadan,waxaana Badhan qeybo mid ah ku sugan Ciidamo ka kala tirsan maamulada Puntland iyo Somaliland.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Somaliland oo ay uga hadlayaan xariga loo geystay Guddoomiye ku-xigeenkii u joogay Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories