HomeWararDhageyso:- Puntland oo soo ban dhigtay Sarkaal iyo ciidamo ka soo goostay...

Dhageyso:- Puntland oo soo ban dhigtay Sarkaal iyo ciidamo ka soo goostay Somaliland

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa soo dhaweyn u sameeyay sarkaalkii Somaliland ugu xil saarnaa aagga Badhan iyo ciidamo uu watay kaas oo goostay iskuna dhiibay Puntland. Afhayeenka madaxtooyada maamulka Puntland Jaamac Dabaraani ayaa goobjoog ka ahaa goobta lagu soo bandhigayay sarkaalkaan iyo ciidamada uu watay ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan. Ciidamada Somaliland eek […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa soo dhaweyn u sameeyay sarkaalkii Somaliland ugu xil saarnaa aagga Badhan iyo ciidamo uu watay kaas oo goostay iskuna dhiibay Puntland.

Afhayeenka madaxtooyada maamulka Puntland Jaamac Dabaraani ayaa goobjoog ka ahaa goobta lagu soo bandhigayay sarkaalkaan iyo ciidamada uu watay ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan.

- Advertisement -

Ciidamada Somaliland eek u sugnaa deegaankaas iyo kuwa maamulka Puntland ayaa dhowr jeer isku fara saaray halkaas iyada oo uu ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay.

Somaliland ilaa iyo haatan kama aysan hadal wararka sheegaya in uu goostay sarkaalkii u qaabilsanaa dhinaca Badhan in kasta oo horay labada maamul ay soo bandhigeen ciidamo ay sheegeen in soo goosteen.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts