HomeWararBanaanbax ka socda Magaalada Gaalkacyo

Banaanbax ka socda Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Goordhow ka bilowday banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo Go’aankii kasoo yeeray Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya. Dad u badan Ardayda Dugsiyada sare ee Gaalkacyo ayaa isugu soo baxay bartamaha Magaalada,kuwasi oo si weyn uga soo horjeeda Go’aankii Wasiir Goodax Barre […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Goordhow ka bilowday banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo Go’aankii kasoo yeeray Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya.

Dad u badan Ardayda Dugsiyada sare ee Gaalkacyo ayaa isugu soo baxay bartamaha Magaalada,kuwasi oo si weyn uga soo horjeeda Go’aankii Wasiir Goodax Barre uu ku joojiyay kuna baabi’iyay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee u socday 31,500 oo ardayn.

- Advertisement -

Sawirro laga soo qaaday Arday banaanbaxa ka bilaabay Gaalkacyo ayaa muujinaya inay wataan Dharka Iskuulada ay waxka bartaan eek u yaalla halkaasi,isla markaana waxaa ay yihiin kuwo aad u careysan.

Shalay Magalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada dalka ayaa waxaa banaanbaxyo xoogan ka dhigay Arday ka soo horjeeday Go’aankii habeen horey uu ku dhawaaqay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre,kaasi oo ahaa in gabi ahaanba la joojiyay lana baari’iyay Imtixaankii Mideysnaa oo ay qaadesay dowladda,kadib markii qaar kamid ah Maadooyinka loo helay qaab qish ah.

Dhinaca kale Wasiirka Waxbarashada ayaa shaaciyay in imtixaanka dib loo geli doono 27-ka bishan May oo ay naga xigaan maalmo kooban.

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts