HomeMaqalDhageyso:-Thabit Cabdi oo ka hadlay Go’aankii lagu joojiyay Imtixaanka dowladda

Dhageyso:-Thabit Cabdi oo ka hadlay Go’aankii lagu joojiyay Imtixaanka dowladda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo Maanta ku beegan. Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan 15-ka May,isla markaana xusay in Maanta ay tahay maalin weyn gaar ah ku weyn Xisbiga Awoodda Shacabka,kaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo Maanta ku beegan.

Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan 15-ka May,isla markaana xusay in Maanta ay tahay maalin weyn gaar ah ku weyn Xisbiga Awoodda Shacabka,kaasi oo uu tilmaamay in xubnaha uu ku taagan ay yihiin dhalinyaro.

- Advertisement -

Sidoo kale Thabit Cabdi Maxamed ayaa Alle uga baryay in Janada uu ka waraabiyo 13-kii dhalinyaro,kuwaasi oo nasiibka u yeeshay inay noqdaan asaasayaashii Xisbiga SYL.

Dhinaca kale Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa ka hadlay Go’aankii lagu joojiyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare ee dalka iyo Banaanbaxdaydii Ardayda Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in wixii ku dhacay Ardayda Soomaaliya ay ahaayeen Nasiib darro,isagoona Wasaaradda Waxbarashada,Ardayda iyo Waalidiibta u rajeeyay in ay isku fahmi doonaan arrimaha Imtixaanka shahaadiga Dugsiyada sare ee dalka.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Thabit Cabdi Maxamed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts