HomeWararSawirro:-Deeq Gargaar ah oo laga qeybiyay Degmooyin ka tirsan G/Banaadir

Sawirro:-Deeq Gargaar ah oo laga qeybiyay Degmooyin ka tirsan G/Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ilaa Shan Degmo oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Maanta laga bilaabay Deeq Gargaar ah oo loogu talo galay in lagu Caawiyo Dadka danta yar inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan,waxaana Deeqdaan Bixineysa Dowladda Cumaan oo ka mid ah wadamada Khajiijka. 270 Qoys oo ku nool Degmada Xamar weyne ayaa ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilaa Shan Degmo oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Maanta laga bilaabay Deeq Gargaar ah oo loogu talo galay in lagu Caawiyo Dadka danta yar inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan,waxaana Deeqdaan Bixineysa Dowladda Cumaan oo ka mid ah wadamada Khajiijka.

270 Qoys oo ku nool Degmada Xamar weyne ayaa ka Faa’ideysatay Gargaarka ay bixineyso Dowladda Cuman sida uu sheegay Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne C.qaadir Maxamed C.qadir.

- Advertisement -

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya C.llaahi Maxamuud xasan Azhari ayaa sheegay in Degmooyinka Gobolka Banaadir dhamaantood la gaarsiin doono Gargaarka,balse Maanta lagu Bilaabi doono Degmooyinka kala ah Xamar weyne, Xamar jajab, Wadajir, waabari iyo Cabdicasiis.

Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir dhanka Arrimaha Bulshada iyo wacyi Marwo Basmo Caamir Axmed(jaktti) oo ka hadashay Munaasabadda Cunto qeybinta ah ayaa U Mahad celisay Dowladda Cumaan Gargaarka ay u fidinayaan Bulshada Soomaaliyeed Maadaama hadda lagu jiro Bisha Ramadaan

Maamulka Gobolka Banaadir oo garab ka helaya Dowladaha Saaxiibada Soomaaliya ayaa waxaa ka go’an in ay Caawiyaan Dadka danta yare ee kunool 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts