HomeWararCiidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgal ka wada Gobolka Sh/dhexe

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgal ka wada Gobolka Sh/dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka saakay naga soo gaaraya deegaano hoos yimaada Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMIOSM ay halkaas howlgalo ka wadaan. Ciidamada ayaa howlgalka intiisa badan waxa ay ka sameeysayaan deegaanka lagu magacaabo Haan-sheekh  oo ku yaalla inta u dhexeeysa Magaalada Jowhar iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka saakay naga soo gaaraya deegaano hoos yimaada Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMIOSM ay halkaas howlgalo ka wadaan.

Ciidamada ayaa howlgalka intiisa badan waxa ay ka sameeysayaan deegaanka lagu magacaabo Haan-sheekh  oo ku yaalla inta u dhexeeysa Magaalada Jowhar iyo Balacd,kadib markii shalay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM  Qarax lagula eegtay ,xili halkaasi ay socdaal ku marayeen.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in Howlgal Ciidamada ay wadaan uu yahay mid xoogan,isla markaana gaadiidka isticmaayala wadadaas ay baaritaano ku sameeynayan,iyagoo dadka saarana Su’aallo weeydiinaya.

Inta badan Wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar ayaa waxaa ka dhaca weeraro kala duwan,kuwaasi oo lala eegto Gaadiidka ay la socdaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya,waxaana halkaas dhowr jeer oo horey ka dhacay weeraro lagu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts