HomeCaalamkaTababarihii Kooxda Manchester United oo Shaqada laga eryey

Tababarihii Kooxda Manchester United oo Shaqada laga eryey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

José Mourinho  ayaa la sheegay in maanta laga ruqseeyey xilkii Tababrenimo ee Kooxdaasi, kadib, guul-daradii ay Kooxdu kala kulmay Kulankii ay Kooxda Liverpool la yeesheen Axadii la soo dhaafay. Xil-ka-qaadistiisa waxay soo af-jartay muddadii uu Tababaraha u ahaa  Kooxda oo so obilaabantay bishii May ee sannadkii 2016-kii. Bilow liita ayeyna Kooxda K/Cagta ee Manchester United […]

- Advertisement -
- Advertisement -

José Mourinho  ayaa la sheegay in maanta laga ruqseeyey xilkii Tababrenimo ee Kooxdaasi, kadib, guul-daradii ay Kooxdu kala kulmay Kulankii ay Kooxda Liverpool la yeesheen Axadii la soo dhaafay.

Xil-ka-qaadistiisa waxay soo af-jartay muddadii uu Tababaraha u ahaa  Kooxda oo so obilaabantay bishii May ee sannadkii 2016-kii.

- Advertisement -

Bilow liita ayeyna Kooxda K/Cagta ee Manchester United ku bilowday Tartanka Xilligan ee  Kooxaha K/Cagta ee ka qyb qaadanayo Premier League, waxyna Man United 19 dhibcood ka hooseeysa Liverpool oo Tartanka hoggaaminayso, iyadoo Man  United hoos uga dhacday Hankeeda ahaa inay kaalimaha  4-ta ugu sarreysa Tartankaasi.

Kooxdu waxay ku guuleysatay Hal mar oo ka mid ah 6-dii ciyaar ee ay ilaa iyo haatan dheeleen.

Qoraal maanta ka soo baxay Madaxda Naadiga Man United ayaa lagu sheegay in Jose Mourinho ka tegay Kooxda ay waxyeello degdeg ah jirto.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa kaloo lagu sheegay inuu Naadigu jecel yahay inay u mahad celiyaan Macallin José Mourinho shaqadii uu qabtay muddadii uu la soo joogay Kooxda Man United, waxayna u rajeeyeen Guul mustaqbalkasoo socda.

Qoraalka Naadiga Man United waxay ku sheegeen inay magacaabi doonaan Tababare KMG oo hawsha sii wada inta uu ka dhamaaanayo Xilli-ciyaareedka haatan socda, isla markaana uu socda dadaal lagu raadinayo Tababare cusub oo xilli buuxa ah.

Si katsaba ha ahaatee, Xiriirka u dhexeeyey Tababare José Mourinho  iyo Ku-xigeenka Guddoomiyaha Fulinta ee Kooxda Man United, Ed Woodward ayaa  u muuqday mdi aad u xun, kadib, markii uusan Naadigu saxiixin Difaaca Dhexe ee Xilligan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts