HomeWararSawirro:-Askar hore gadood u sameeysay oo Itoobiya lagu xukumay

Sawirro:-Askar hore gadood u sameeysay oo Itoobiya lagu xukumay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamad Milliteri oo ku taalla Addis Abeba ayaa la soo taaagay Ciiddankii bishii October 10-dii socodka gaardiska ku galay Qasriga Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed. Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay in 66 ka mid ah 200 ee Ciiddankii gadoodsanaa waxaa lagu kala xukumay xabsi u dhexeeya  5 sanno ilaa 13-sanno, halka Sarkaalkii hoggaaminayey lagu xukumay Xabsi 14-sanno ah. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamad Milliteri oo ku taalla Addis Abeba ayaa la soo taaagay Ciiddankii bishii October 10-dii socodka gaardiska ku galay Qasriga Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed.

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay in 66 ka mid ah 200 ee Ciiddankii gadoodsanaa waxaa lagu kala xukumay xabsi u dhexeeya  5 sanno ilaa 13-sanno, halka Sarkaalkii hoggaaminayey lagu xukumay Xabsi 14-sanno ah.

- Advertisement -

Qareenkii difaacayey Ciiddankaasi oo lagu magacaabo Desalegn Dana ayaa sheegay inuu rafcaan ka qaadan doono xukunka lagu riday dhowr ka mid ah Askarta xukunka lagu riday.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed waxa uu horey ugu eedeeyey Ciiddankaasi inay doonayeen inay joojiyaan Isbedelka ka socda dEthiopia, wuxuuna xusay in xubno uusan magacaabin oo ka tirsanaa Ciiddankaasi doonayeen inay isaga ka takhalusaan.

Ciiidankaasi waxay horey u sheegeen inuu socodkooda ku salaysnaa sidii ay Ra’isul-wasaaraha uga codsan lahaayeen in loo kordhiyo Mushaarka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts