HomeMaqalDhageyso:-Koonfur Galbeed oo shaacisay cida xirtay Mukhtaar Rooboow

Dhageyso:-Koonfur Galbeed oo shaacisay cida xirtay Mukhtaar Rooboow

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Xariga Sheekh Muthtaar Roobow,kaasi oo laba maalin kahor laga soo xiray Magaalada Baydhabo.

Waxa uu sheegay Wasiirka in Roobow dowlada Soomaaliya ay ka qabatay Magaalada Baydhabo,isla markaana maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uusan wax shaqo ah ku laheyn qabashada iyo xariga Sheekh Muthtaar.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed oo la hadlay VOA ayaa sheegay in dowlad goboleedka koonfur galbeed uu yahay maamul hoostaga Dowlada Federaalka Soomaaliya,isagoo sheegay in aysan jirin colaad u dhexeeysa Dowlada iyo maamulkooda.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay Ugaas Xasan in uusan jirin Xeer Koonfur Galbeed u yaalla oo ku aadan qabashada dadka ay dowlada dhexe u baahan tahay ee ku nool deegaanada Koonfur Galbeed.

Hadalkan ayaa ku aadaya xili laba maalin kahor Ciidamada Itbooiya Magaalada Baydhabo ay ka soo xireen Sheekh Mutkhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya,isla markaana la keenay Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Hoos ka dhageyso Codka Wasiirka Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories