HomeCaalamkaXubno ka tirsan Boko Xaraam oo lagu dilay Nayjeeriya

Xubno ka tirsan Boko Xaraam oo lagu dilay Nayjeeriya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 76 ka tirsanaa kooxda Boko-Haram, ayaa lagu diley iska hor imaad Ciidanka Dowladda Nayjeeriya iyo Jabhaddaasi ku dhex maray Gobolka waqooyi-bari , sida laga soo xigtay Saraakiisha. John Agim, oo ah Af-hayeenka Ciidanka difaaca oo ku sugan caasimadda Abuja, ayaa Wakaaladda wararka ee Anadolu u sheegay in xagjiriinta ay weerar ku qaadeen ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 76 ka tirsanaa kooxda Boko-Haram, ayaa lagu diley iska hor imaad Ciidanka Dowladda Nayjeeriya iyo Jabhaddaasi ku dhex maray Gobolka waqooyi-bari , sida laga soo xigtay Saraakiisha.

John Agim, oo ah Af-hayeenka Ciidanka difaaca oo ku sugan caasimadda Abuja, ayaa Wakaaladda wararka ee Anadolu u sheegay in xagjiriinta ay weerar ku qaadeen ciidamada ku sugan aagga Metele ee waqooyiga Bari ee Gobolka Borno, halkaas oo ay ku dileen 7 Askari.

- Advertisement -

“Nasiib daro, waxaan weerarka ku waynay Toddoba ka mid ah Askarteenna, halka 16 kalena ay ku dhaawacmeen ,waxaana la siinayaa daryeel caafimaad oo ku filan,” ayuu yiri Afhayeenku.

Jabhadda Boko Haram, ayaa ka dagaallanta Dalal ay ka mid tahay Nayjeeriya, iyagoo sidoo kale Af-duub u geysta Ardayda, Haweenka iyo Carruurta, kuwaasoo Gacan saar la leh Argagixisada Caalamka.

SONNA

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts