HomeMaqalDaawo:-Xildhibaan Xuseen Iidow”Eng Yariisow ha sheego Magacyada Xildhibaannada raba inay damiintaan...

Daawo:-Xildhibaan Xuseen Iidow”Eng Yariisow ha sheego Magacyada Xildhibaannada raba inay damiintaan…

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Saacadihii la soo dhaafay waxaa jirtay jawaabo laga bixinayey hadal uu shalay sheegay guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ahaa inay jiraan xildhibaano doonaya in la siidaayo dadkii dilay Marxuum Axmed dowlo. Dadka jawaabaha ka bixinayey ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaan Xuseen Iidow,iyada oo sidoo kale ay jirtay in baraha bulshada lagu shaacinayey in xildhibaanka uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay waxaa jirtay jawaabo laga bixinayey hadal uu shalay sheegay guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ahaa inay jiraan xildhibaano doonaya in la siidaayo dadkii dilay Marxuum Axmed dowlo.

Dadka jawaabaha ka bixinayey ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaan Xuseen Iidow,iyada oo sidoo kale ay jirtay in baraha bulshada lagu shaacinayey in xildhibaanka uu tegay xabsiga dakaasi ku xiran yihiin si loo siidaayo
Hayeeshee uu sheegay in warkaas aanba waxba ka jirin,isla markaana ay wadaan siyaasiyiin doonaya inay Bulshada Soomaaliyeed ka hor-keenaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ka xildhibaan ahaan aysan ka suurtoobin ama damiirka uusan siineyn in qof falkaasi geystay in uu cadaalada hareer marsiiyo,waxana uu eeda dusha uga tuuray Siyaasyiin uu sheegay inay soo abaabuleen.

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in uu shaaciyo Magacyada xildhibaanada doonaya inay sidamiin ahaan ah ku siidaayaan dadkii dilay gubayna Marxuum Axmed muqtaar Saalax.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Dalsan tv oo Wareysi uu siiyey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts