HomeCaalamkaSawirro:-Sacuudiga iyo Eritrea oo ka wada hadlay Xaalladda Somalia iyo Mandiqadda Geeska...

Sawirro:-Sacuudiga iyo Eritrea oo ka wada hadlay Xaalladda Somalia iyo Mandiqadda Geeska Afrika

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kadib, markii ay Dalalka Ethiopia iyo Eritrea ku heshiiyeen Dib-u-soo-celinta Xiriirkooda ayaa waxa ay taasi dhabaha u furtay in Madaxweynaha Eritrea, Issaia Afewerki sii ambaqaado Dadaalka uu ku doonayo inuu ku hagaajiyo xiriirka uu la leeyahay dalalka Khaliijka iyo kuwa Gobalka. Warbaahinta Sacuudiga waxay sheegtay inuu Madaxweynaha Eritrea booqasho rasmi ah shalay ku tegay Sacuudiga, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib, markii ay Dalalka Ethiopia iyo Eritrea ku heshiiyeen Dib-u-soo-celinta Xiriirkooda ayaa waxa ay taasi dhabaha u furtay in Madaxweynaha Eritrea, Issaia Afewerki sii ambaqaado Dadaalka uu ku doonayo inuu ku hagaajiyo xiriirka uu la leeyahay dalalka Khaliijka iyo kuwa Gobalka.

Warbaahinta Sacuudiga waxay sheegtay inuu Madaxweynaha Eritrea booqasho rasmi ah shalay ku tegay Sacuudiga, wuxuuna xalay Boqor Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud Kulan kula yeeshay magaalladda Jidda ee kaabiga ku haysa Badda Cas, kuna taalla Galbeedka Sacuudiga.

- Advertisement -

Labada Hoggaamiye ayaa la sheegay inay ka wada xaajoodeen sidii loo xoojin lahaa Xiriirka Labada Waddan, waxayna Dib-u-eegis ku sameeyeen Xaalladihii ugu dambeeyey ee Khaliijka, Somalia, Jabuuti iyo Mandiqadda Geeska Afrika.

Kulankaasi waxaa Madaxweynaha Eritrea ku wehliyey Wasiirkiisa Arrimaha Dibedda. Osman Salah Mohamed, La-taliyihiisa Khaaska, Yemani Ferbib iyo  Amiin Xasan oo ah Agaasimaha Xafiiska Madaxweynaha Eritrea.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts