HomeWararWaa sidee saaka xaaladda Boorama?

Waa sidee saaka xaaladda Boorama?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa maalmihii soo dhaafay ka jiray

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maalmihii soo dhaafay ka jiray rabshado iyo shaqaaqooyin magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Booliiska iyo dad shacab ah oo dibadbax dhigayay ayaa isku dhacay, waxaana ka dhashay khasaare aan weli si rasmi ah loo shaacin.

Madaxweynaha jamhuuriyadda gooni isu taaggeeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono wixii ka dhacay Boorama.

- Advertisement -

Xaaladda magaalada ayaa deggan tan iyo shalay gelinkii dambe, kadib mudaaharaadyo rabshado watay oo maalmihii u dambeeyay ka socday halkaas. Isku dhacyadaas ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts