HomeWararDilal ka dhacay Beledxaawo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dilal ka dhacay Beledxaawo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka ka imaanaya magaalada

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya magaalada Beledxaawo ayaa sheegaya in siyaabo kala duwan dilal ugu dhaceen gudaha magaalada. Xaafadda Farjano ayaa xalay lagu dilay afar qof oo shacab ah, iyadoo labo ka mid ah ay ahaayeen walaalo.

Sidoo kale saaka waxaa isla degmada lagu dilay askari ka tirsan ciidamada Booliska oo lagu magacaabi jiray Faarax Dheere. Shalay ayaa sidoo kale magaalada lagu dilay qof kale, taas oo kordhisay tirada dhacdooyinka amni darrada ah.

- Advertisement -

Inta la ogyahay, lix qof ayaa 24 saac gudahood lagu dilay bartamaha degmada Beledxaawo. Ammaanka magaalada ayaa faraha ka baxay, waxaana shacabka soo wajahday cabsi xooggan.

Ilaa iyo hadda, ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka, maamulka degmada, ama kan gobolka Gedo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts