HomeWarar"Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta"

“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Go’aankan ayaa si rasmi ah uga soo baxay Qaramada Midoobay, iyadoo lagu caddeeyay in Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed aysan wax lug ah ku lahayn kiisaska la xiriira askareynta carruurta, taasoo muujineysa horumar ballaaran oo laga sameeyay ilaalinta xuquuqda carruurta.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar walba ka go’an tahay dhowrista badqabka shacabka, gaar ahaan carruurta Soomaaliyeed. Dowladda ayaa mudnaan gaar ah siineysa ka hortagga askareynta carruurta xilliyada colaadaha hubeysan, iyada oo la raacayo Dastuurka dalka iyo heshiisyada caalamiga ah ee ay Soomaaliya saxiixday.

Latest stories