HomeWararWasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada caasimadda ah ee Algiers, dalka Algeria. Soo dhaweynta Wasiirka ayaa ka dhacday garoonka diyaaradaha, waxaana halkaas ku qaabilay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Xiriirka Arrimaha Bulshada, Qoyska iyo Haweenka ee Algeria, Marwo Zahira Shadhah, […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada caasimadda ah ee Algiers, dalka Algeria.

Soo dhaweynta Wasiirka ayaa ka dhacday garoonka diyaaradaha, waxaana halkaas ku qaabilay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Xiriirka Arrimaha Bulshada, Qoyska iyo Haweenka ee Algeria, Marwo Zahira Shadhah, iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego).

- Advertisement -

Wasiir Yuusuf Maxamed Aadan ayaa dalka Algeria uga qeyb galaya Shirweynaha Horumarinta Bulshada iyo Dhaqaalaha ee Wadamada Carabta, kaas oo si rasmi ah uga furmi doona magaalada Algiers.

Inta uu shirku socdo, Wasiirka ayaa sidoo kale kulamo la yeelan doona madaxda iyo wafdiyada ka qeyb galaya shirweynaha, si loo xoojiyo iskaashiga ku saleysan horumarinta arrimaha bulshada iyo dhaqaalaha dalalka Carabta.

Latest stories