HomeWararIran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel...

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Televishinka qaranka Iran ayaa Sabtidii baahiyay war sheegaya in hay’adaha sirdoonka Iran ay heleen dukumeenti xasaasi ah oo la xiriira barnaamijka Nukliyeerka Israel, kadib “weero sirdoon oo ballaaran”.

Warbixinta, oo aan lagu bixin faahfaahin buuxda, ayaa tilmaamtay in ciidamada sirdoonka Iran ay gacanta ku dhigeen kumannaan dukumeenti oo ay ku jiraan xog istaraatiiji ah, qorshayaal la xiriira xarumaha Nukliyeerka Israel iyo qoraallo ku saabsan mashaariic muhiim ah.

- Advertisement -

Sida ay ku warantay wakaaladda wararka Tasnim, wasiirka sirdoonka Iran, Hojatoleslam Seyyed Esmail Khatib, ayaa xaqiijiyay in dukumeentiyadaas si rasmi ah loogu wareejiyay dowladda Iran, isagoo tilmaamay inay yihiin kuwa “aad u xasaasi ah”.

Dowladda Israa’iil ayaan weli si rasmi ah uga jawaabin sheegashada kasoo yeertay Tehran.

Latest stories