HomeWararDuqeyn Cirka ah oo Lagu Weeraray Saldhigyo Al-Shabaab ku Lahaayeen Shabeellaha Hoose...

Duqeyn Cirka ah oo Lagu Weeraray Saldhigyo Al-Shabaab ku Lahaayeen Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Diyaarado dagaal ayaa duqeymo culus ka fuliyay deegaano ka tirsan gobollada Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen saldhigyo muhiim ah oo ay lahaayeen  Al-Shabaab. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in duqeymo xoogan oo ka dhacay deegaanka Basra lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Ilo-wareedyo ku sugan aagga la weeraray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarado dagaal ayaa duqeymo culus ka fuliyay deegaano ka tirsan gobollada Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen saldhigyo muhiim ah oo ay lahaayeen  Al-Shabaab.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in duqeymo xoogan oo ka dhacay deegaanka Basra lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Ilo-wareedyo ku sugan aagga la weeraray ayaa tilmaamaya in weerarkaasi si gaar ah loo beegsaday xubno ka tirsan hogaanka kooxda.

- Advertisement -

Sidoo kale, duqeymo kale oo la mid ah ayaa ka dhacay degmooyinka Sablaale, Kuunya Barow iyo Haawey, kuwaas oo lagu weeraray saraakiil sare oo ka tirsan Al-Shabaab, sida ay xaqiijiyeen ilo amni.

Inkasta oo weeraradu ahaayeen kuwo si weyn loo abaabulay, weli lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeymahaas. Dowladda Federaalka Soomaaliya weli kama aysan bixin war rasmi ah oo faahfaahinaya howlgalka iyo natiijadiisa.

Weeraradan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu wiiqayo awoodda kooxda Al-Shabaab, iyadoo xoogagga amniga iyo saaxiibadooda caalamiga ah ay sare u qaadeen duullaanka ka dhanka ah Alshabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts