HomeWararWasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah...

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa wadajir u soo xiray tababar socday ciidamo ka tirsan Daraawiishta. Tababarkaan ayaa lagu baray ka hortagga falalka lidka ku ah ammaanka iyo sida loo wajaho  alshabaab, iyadoo lagu tababaray shuruucda iyo xirfadaha Booliiska si […]

- Advertisement -

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa wadajir u soo xiray tababar socday ciidamo ka tirsan Daraawiishta. Tababarkaan ayaa lagu baray ka hortagga falalka lidka ku ah ammaanka iyo sida loo wajaho  alshabaab, iyadoo lagu tababaray shuruucda iyo xirfadaha Booliiska si loo ilaaliyo xuquuqda muwaadiniinta inta lagu jiro howlgallada.

Masuuliyiinta ayaa sidoo kale kala wareegay gaadiid iyo agab ciidan oo loogu talagalay ciidamada la tababaray, kuwaas oo kaalmeyn doona hawlgallada amniga ee ka socda dalka. Tababarkan waxaa taageeray howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUCAP), wuxuuna qeyb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo awoodda ciidamada booliiska ee Soomaaliya.

Latest stories