HomeCaalamkaXuutiyiinta oo Gantaalo ku weerartay Markab Shidaal oo marayay badda Cas

Xuutiyiinta oo Gantaalo ku weerartay Markab Shidaal oo marayay badda Cas

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa shan gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku weerarray markabka shidaalka qaada ee M/V Huang Pu, xilli uu marayay badda cas, kaaso ku socdaalayay calanka  Panama, balse laga leeyahay  Shiinaha. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay baahiyeen taliska dhexe ee ciidanka Mareykanka,  Markabka ayaa la sheegay mid ka mid ah gantaalada inuu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa shan gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku weerarray markabka shidaalka qaada ee M/V Huang Pu, xilli uu marayay badda cas, kaaso ku socdaalayay calanka  Panama, balse laga leeyahay  Shiinaha.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay baahiyeen taliska dhexe ee ciidanka Mareykanka,  Markabka ayaa la sheegay mid ka mid ah gantaalada inuu ku dhacay kaaso dhaliyay dab ka kacay qayb ka mid ah markabka, oo si dhaqso ah loogu guuleystay in la damiyo, wuxuuna sii watay socdaalkiisa, sida warbixinta lagu sheegay.

- Advertisement -

Weerarka markabkan la sheegay in laga leeyahay Shiinaha ayaa ku soo aaday , xilli la sheegay Xuutiyiinta inay heshiis caalami ah la gaareen Ruushka iyo Shiinaha.

Heshiiskaasi ayaa higayay inaysan weerarrin maraakiibta labada dal laga leeyahay iyo kuwa xiriirka la leh oo dekedahooda ku socda , halka Xuutiyiinta ay ka helayaan taageerro caalami ah labadan dal ee codka qayaxan ku leh Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts