HomeCaalamkaPutin oo socdaal ku tagay Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga

Putin oo socdaal ku tagay Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa safar naadir ah shalay ku tagay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga. Mawduucyada la filayo in laga wada hadlo waxaa ka mid ah dagaallada Gaza iyo Ukraine, iyo sidoo kale soo saarista saliidda, oo uu kala hadlay madaxweynaha Imaaraadka Carabta. Imaaraadku wuxuu hadda martigelinayaa shirka cimilada ee COP28 ee Qaramada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa safar naadir ah shalay ku tagay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga.

Mawduucyada la filayo in laga wada hadlo waxaa ka mid ah dagaallada Gaza iyo Ukraine, iyo sidoo kale soo saarista saliidda, oo uu kala hadlay madaxweynaha Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

Imaaraadku wuxuu hadda martigelinayaa shirka cimilada ee COP28 ee Qaramada Midoobay.

Mr Putin, oo marar dhif ah galay safarro uu kaga baxaya Ruushka tan iyo bishii Maarso markii maxkamadda caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ay soo saartay amar lagu soo xirayo, ayaa sidoo kale Khamiista waxa uu hogaamiyaha Iran kula kulmi doona magaalada Moscow.

Maxkamada ICC ayaa ku eedeysay inuu si sharci darro ah u tarxiilay caruur u dhashay dalka Ukraine oo uu u dhoofiyay dalka Ruushka -taas oo ah dambi dagaal balse imaaraadka iyo Sacuudiga midna ma aqoonsana maxkamada.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Ruushka ayaanan ka qeyb gelin shirar caalami ah oo ay ku jiraan shirkii Brics ee Koonfur Afrika oo bishii Agoosto dhacay iyo shirkii G20 ee Sebtembar ka dhacay Hindiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts