HomeCaalamkaWeerar loo adeegsaday Tooreey oo ka dhacay Faransiiska & Khasaaro ka dhashay

Weerar loo adeegsaday Tooreey oo ka dhacay Faransiiska & Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hal nin ayaa dhintay labo kalena way dhaawacmeen kaddib markii weerar loo adeegsaday toorey iyo dubbe uu ka dhacay meel aan ka fogeyn birta dheer ee bartamaha magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska. Wasiirka arrimaha gudaha ee Faransiiska Gérald Darmanin ayaa sheegay in qofka weerarka geystay uu bartilmaameed saday dad dalxiisayaal ah oo ku sugnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hal nin ayaa dhintay labo kalena way dhaawacmeen kaddib markii weerar loo adeegsaday toorey iyo dubbe uu ka dhacay meel aan ka fogeyn birta dheer ee bartamaha magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska.

Wasiirka arrimaha gudaha ee Faransiiska Gérald Darmanin ayaa sheegay in qofka weerarka geystay uu bartilmaameed saday dad dalxiisayaal ah oo ku sugnaa agagaarka Quai de Grenelle, kaasoo ku dhow daarta Eiffel.

- Advertisement -

Wasiirku waxa uu intaasi ku daray in la xiray nin 26-jir u dhashay dalka Faransiiska oo xogtiisana ay hayeen hay’addaha ammaanka.

Eedeysanaha ayaa u dhawaaday lamaane dalxiisayaal ah, waxa uuna si xun u tooriyeeyay muwaadin Jarmal ah, ayuu yiri wasiirku. Ninkan ayaa kaddib waxaa daba galay booliiska, laakiin laba qof oo kale ayuu ku weeraray dubbe ka hor inta aan la qaban.

Dadka dhaawacmay waxaa la tacaalaya kooxaha gurmadka degdega ah oo adeeg caafimaad siinaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts