HomeCaalamkaXamaas oo Dagaal ku leysay Ciidamo ka tirsan kuwa Khaaska ah ee...

Xamaas oo Dagaal ku leysay Ciidamo ka tirsan kuwa Khaaska ah ee Maraykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Sida laga soo xigtay website ka faalooda arimaha ciidamada, ciidamada qaaska ahaa ee Maraykanka ee laga dajiyay Israel ayaa u jeedka loo geeyay halkaas yahay inay cirib tiraan dagaalyahanada ururka Xamaas iyaga oo garab siinaya ciidamada difaaca ee Israa’iil. Korneyl hawlgab noqday oo ka tirsanaan jiray ciidamada Maraykanka ayaa wareysi laga sii daayay talafishinka ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida laga soo xigtay website ka faalooda arimaha ciidamada, ciidamada qaaska ahaa ee Maraykanka ee laga dajiyay Israel ayaa u jeedka loo geeyay halkaas yahay inay cirib tiraan dagaalyahanada ururka Xamaas iyaga oo garab siinaya ciidamada difaaca ee Israa’iil.

Korneyl hawlgab noqday oo ka tirsanaan jiray ciidamada Maraykanka ayaa wareysi laga sii daayay talafishinka ku sheegay in “Ciidamada isku dhafan ee maraykanka iyo israa’iil ee aaday Gaza si ay ula diriraan Xamaas una soo daayaan maxaabiista, ayaan ogaaday in ay la kulmeen dhimasho badan.

- Advertisement -

Warkaan ayaa ku soo aadaya kadib markii uu sare u kacay joogitaanka ciidamada Maraykanka gudaha Israa’iil iyo kuw aloo daabulay inay hawlgalada ka qayb galaan oo la aaminsan yahay in ay si wayn ugu lug leeyihiin dagaalada socda.

Ciidamada gaarka ah ee Maraykanka ayaa leh qibrad balaaran oo ah dagaalada lagu galo magaalooyinka balse hawlgalka ay ka wadaan Gaza ayaan ahayn mid sahlanaan doona.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts