HomeCaalamkaKu dhawaad 50 qof oo Rayid ah oo lagu dilay Duqeyn ka...

Ku dhawaad 50 qof oo Rayid ah oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Saraakiisha dalka Ukraine ayaa sheegay in 49 qof lagu dilay Duqeyn ay Milliteriga Raashiya maanta ka geysteen Tuullada Hroza oo ku taalla  Gobalka Kharkiv ee W/Bari ee dalkaasi. Sawiro la soo dhigay Baraha Bulshada ayaa muujinayo maydad daadsan Tuullada la duqeeyey ee Hroza oo 50 KM u jirta Xuduudka Ukraine la wadaagto Raashiya. Qoraal uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha dalka Ukraine ayaa sheegay in 49 qof lagu dilay Duqeyn ay Milliteriga Raashiya maanta ka geysteen Tuullada Hroza oo ku taalla  Gobalka Kharkiv ee W/Bari ee dalkaasi.

Sawiro la soo dhigay Baraha Bulshada ayaa muujinayo maydad daadsan Tuullada la duqeeyey ee Hroza oo 50 KM u jirta Xuduudka Ukraine la wadaagto Raashiya.

- Advertisement -

Qoraal uu Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelenskyy soo dhigay Barta Telegram ayuu ku sheegay in Duqeynta lala beegsaday Bakhaar Cunto iyo Kafateeriyo.

Dhanka kale, ugu yaraan 6 qof oo ay ku jirtay Gabar yar ayaa ku dhaawacmay Duqeyntaasi, halka Wiil 6 jir ah ka mid ahaa dadkii ku dhintay Duqeyntaasi.

Si kastaba, Baaritaano Hordhac ah ayaa waxay muujinayaan in Gantaalka Iskander missile ay  Milliteriga Raashiya u adeegsadeen Duqeynta lagu hoobtay ee maanta ka dhacday dalka Ukraine.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts