HomeCaalamkaTurkiga oo xabsiga dhigay 128 qof oo ay ku jiraan saxafiyiin Kurdi...

Turkiga oo xabsiga dhigay 128 qof oo ay ku jiraan saxafiyiin Kurdi ahi

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Afar saxafi Kurdish ah ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla dalka Turkiga iyaga oo lagu eedeeyey inay xidhiidh la leeyihiin xisbiga shaqaalaha Kurdistan (PKK) kaas oo mamnuuc ka ah dalka Turkiga. Beritan Canozer oo u shaqeeya JinNews, saxafi Remzi Akkaya, Abdurrahman Gok oo ah tifatiraha Mesopotamia News Agency iyo saxafi kale oo lagu magcaabo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afar saxafi Kurdish ah ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla dalka Turkiga iyaga oo lagu eedeeyey inay xidhiidh la leeyihiin xisbiga shaqaalaha Kurdistan (PKK) kaas oo mamnuuc ka ah dalka Turkiga.

Beritan Canozer oo u shaqeeya JinNews, saxafi Remzi Akkaya, Abdurrahman Gok oo ah tifatiraha Mesopotamia News Agency iyo saxafi kale oo lagu magcaabo Mehmet Sah Oruc ayaa xabsiga la dhigay Salaasadii ka dib hawlgal qorshaysan oo ay sameeyeen ciidamada booliska ee dalkaas, kuwaas oo 21 magaalo ka soo qabqabtay illaa 128 qof.

- Advertisement -

Dadka xabsiga la dhigay ayay ku jireen illaa 10 saxafi, garyaqaan u doodayey saxafiyiin Kurdiyiin ah oo xabsiga ku jira, iyo xubno ka tirsan xisbi ay leeyihiin Kurdiyiintu oo ah kan saddexaad ee ugu weyn baarlamaanka dalkaas.

Maxkamadda dastuuriga ah ee dalkaas ayaa amar ku bixisay in la xayiro xisbigaas oo lagu eedeeyey inuu xidhiidh la leeyahay ururka PKK, hase ahaatee xisbiga ayaa eedayntaas beeniyey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts