HomeCaalamkaTrump oo loo heysto kiis kale oo kufsi ah

Trump oo loo heysto kiis kale oo kufsi ah

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa wajahaya maxkamad madani ah, oo ku saabsan eedeymo la xiriira inuu kufsaday wariye ku dhawaad ​​soddon sano ka hor. Xulista xeerbeegtida, ayaa lagu wadaa inay ka bilaabato talaadada maxkamadda federaalka ee magaalada New York. Mr Trump ayaa beeniyay eedeymaha E Jean Carroll, ee ah inuu ku weeraray dukaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa wajahaya maxkamad madani ah, oo ku saabsan eedeymo la xiriira inuu kufsaday wariye ku dhawaad ​​soddon sano ka hor.

Xulista xeerbeegtida, ayaa lagu wadaa inay ka bilaabato talaadada maxkamadda federaalka ee magaalada New York.

- Advertisement -

Mr Trump ayaa beeniyay eedeymaha E Jean Carroll, ee ah inuu ku weeraray dukaan ku yaalla Manhattan. Waxa uu sheegay inay samaysay sheegashadani si ay caan u noqoto.

In kasta oo kani aanu ahayn kiis dambi ah, haddana cawaaqibka ka dhalan kara ee Mr Trump, ayaa si kastaba ha ahaatee noqon kara mid halis ah.

Haddii Ms Carroll ay ku guulaysato dacwadda, ayaa waxay noqonaysaa markii ugu horaysay ee madaxwaynihii hore – oo loo haystay in ka badan labaatan eedaymood – lagu heli doono sharci ahaan inuu masuul ka yahay geysashada xadgudub galmo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts