HomeCaalamkaMeydadka 31 tahriibeyaal ah oo laga soo saaray xeebaha badda Tunisia

Meydadka 31 tahriibeyaal ah oo laga soo saaray xeebaha badda Tunisia

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidamada ilaalada xeebaha Tunisia ayaa sheegay maanta oo Isniin ah inay soo saareen meydadka 31 qof oo tahriibayaal Afrikan ah, kuwaas oo qarraqmay xilli ay doonayeen inay uga gudbaan badda Mediterranean-ka, una sii gudbaan dhanka Talyaaniga. Waxa ay intaa ku dareen in meydadka laga soo saaray xeebaha Sfax, Kerkennah iyo Mahdia, waxaana ka mid ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ilaalada xeebaha Tunisia ayaa sheegay maanta oo Isniin ah inay soo saareen meydadka 31 qof oo tahriibayaal Afrikan ah, kuwaas oo qarraqmay xilli ay doonayeen inay uga gudbaan badda Mediterranean-ka, una sii gudbaan dhanka Talyaaniga.

Waxa ay intaa ku dareen in meydadka laga soo saaray xeebaha Sfax, Kerkennah iyo Mahdia, waxaana ka mid ah meydadka labo dumar ah iyo labo caruur ah.

- Advertisement -

Tirada dadka tahriibeyaasha ah ee ka imaanaya dalka Tunisia ee ku wajahan xeebaha dalka Talyaaniga ayaa aad u korortay dhawaanahan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts