HomeCaalamkaDiblomaasiyiin Mareykan ah oo lagu weerarey dalka Sudan

Diblomaasiyiin Mareykan ah oo lagu weerarey dalka Sudan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa ku tilmaamay weerar “ka-taxadir la’aan ah” lagu qaaday kolonyo dublamaasiyadeed oo Maraykan ah oo ku sugnaa dalka Sudan, xilli uu dagaalku dhex maray ciidamada dalkaasi, iyo ciidamada jabhadda u hawl gala sida deg degga ah ee(RSF). “Tallaabadan waxay ahayd mid taxadar la’aan ah, waxay ahayd mas’uuliyad darro, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa ku tilmaamay weerar “ka-taxadir la’aan ah” lagu qaaday kolonyo dublamaasiyadeed oo Maraykan ah oo ku sugnaa dalka Sudan, xilli uu dagaalku dhex maray ciidamada dalkaasi, iyo ciidamada jabhadda u hawl gala sida deg degga ah ee(RSF).

“Tallaabadan waxay ahayd mid taxadar la’aan ah, waxay ahayd mas’uuliyad darro, dabcan waa mid aan ammaan ahayn,” ayuu u sheegay wariyeyaasha isagoo ku sugan dalka Japan, oo uu kaga qayb-galay shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee G7.

- Advertisement -

“Waxaan walaac qoto dheer ka qabnaa guud ahaan amniga guud ee deegaanada ay ku yaallaan xarunta safaarada” ayuu yiri.

Waxay timid markii uu Mr Blinken la hadlay madaxa ciidamada, Abdel Fattah al-Burhan, iyo madaxa RSF Mohammed Hamdan Dagalo, oo uu ku nuux nuuxsaday muhiimadda ay leedahay xaqiijinta ammaanka shaqaalaha diblomaasiyadeed iyo shaqaalaha gargaarka.

Safiirka Midowga Yurub ee Suudaan, Aidan O’Hara, ayaa goor sii horreysay la sheegay isna in lagu weeraray gurigiisa oo ku yaalla caasimadda Khartoum, iyadoo uu dagaalku dhexmaray ciidammada dowladda iyo ciidammada RSF.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts