HomeCaalamkaTPLF oo ka hadashay maamul ku meel gaar ah oo la sheegay...

TPLF oo ka hadashay maamul ku meel gaar ah oo la sheegay inay dhisanayso

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Jabhadda Tigreega ee TPLF ayaa beenisay in ay maamul ku meel gaar ah ka dhisteen gobolka waqooyi sida uu dhigayo heshiiskii nabadeed ee la saxiixay bishii November ee sanadkii hore. Wakaaladaha wararka ee maxaliga ah ayaa sheegaya in kooxda TPLF ay soo gabagabaysay dhismaha maamul ku meel gaar ah oo ka kooban 28 xubnood, kaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jabhadda Tigreega ee TPLF ayaa beenisay in ay maamul ku meel gaar ah ka dhisteen gobolka waqooyi sida uu dhigayo heshiiskii nabadeed ee la saxiixay bishii November ee sanadkii hore.

Wakaaladaha wararka ee maxaliga ah ayaa sheegaya in kooxda TPLF ay soo gabagabaysay dhismaha maamul ku meel gaar ah oo ka kooban 28 xubnood, kaas oo u baahan ogolaanshaha dawladda dhexe.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, afhayeenka kooxda TPLF Getachew Reda ayaa sheegay in maamulka ku meel gaarka ah ee Tigray la dhisi doono oo kaliya ka dib wada tashiyo dhexmara dhinacyada qaybta ka ahaa heshiiska Pretoria.

“Wararka sheegaya in maamul ku meel gaarka ah lagu dhisay Tigray iyada oo aysan dowladda ku lug lahayn ayaa ah mid xaqiiqada ka fog” ayuu Mr Getachew ku yiri qoraal uu soo dhigay Twitter Axadii.

Xisbiyada siyaasadeed ee waaweyn ee gobolka ayaa ku baaqaya in la helo dowlad ku meel gaar ah oo loo dhan yahay si ay u maamusho gobolka iyadoo isku dayaysa inay ka soo kabsato dagaaladii sokeeye ee khasaaraha geystay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts