HomeCaalamkaWasiirkii u horeeyey ee ka socda Yurub oo tagay Turkiga Dhul-gariirkii kadib

Wasiirkii u horeeyey ee ka socda Yurub oo tagay Turkiga Dhul-gariirkii kadib

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Giriiga, Nikos Dendias ayaa waxa uu maanta booqasho Taageero muujin ah ku tegay dalka Turkiga . Dhigiisa dalka Türkiye, Mevlüt ÇavuÅŸoÄŸlu ayaa ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee ÅžakirpaÅŸa Airport ee Gobalka Adana oo ka mid ah Tobanka Gobal ee uu Dhul-gariirku ka dhacay Toddobaadkii la soo dhaafay. Wasiirka Arrimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Giriiga, Nikos Dendias ayaa waxa uu maanta booqasho Taageero muujin ah ku tegay dalka Turkiga . Dhigiisa dalka Türkiye, Mevlüt Çavuşoğlu ayaa ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Şakirpaşa Airport ee Gobalka Adana oo ka mid ah Tobanka Gobal ee uu Dhul-gariirku ka dhacay Toddobaadkii la soo dhaafay.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Giriiga, ayaa waxa uu Dhul-gariirkii ka dhacay Turkiga ku tilmaamay Masiibada Qarniga “The disaster of the Century”. Imaanshiisa waxay ka dhiganta tahay inuu yahay Wasiirkii u horeeyey ee ka socda dalalka Midowga Europe ee EU oo booqasho ku taga dalka Turkiga tan iyo Dhul-gariirkii kadib.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Giriiga oo ka hadlay Shir Jaraa’id oo ay isaga iyo dhigiisa Turkiga ayaa waxa uu tilmaamay inuu dalkiisa sii wadi doono Taageerada Türkiye ee ay kaga gudbayaan maalmaha dhibaatada leh.

Dowladda Giriiga waxay dalka Turkiga u soo direen 80 tan oo Qalabka Daaweynta iyo Qalabka Gargaarka Degdega.

Dhul-gariirkii isbuucii hore ku dhuftay dalka Türkiye waxaa la shaaciyey inay ku geeriyoodeen in ka badan 28,000 oo qof, iyadoo Kumanaan kalena ku dhaawacmeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts