HomeCaalamkaBoris Johnson oo Mareykanka ka dalbaday inuu Diyaarado Dagaal siiyo Ukraine

Boris Johnson oo Mareykanka ka dalbaday inuu Diyaarado Dagaal siiyo Ukraine

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisul Wasaarihii hore ee UK, Boris Johnson ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbad uu ka jeediyey Golaha The Atlantic Council ee ku yaalla magaalada Washington. Waxa uu ugu baaqay Dowladda Maraykanka inay Ukraine siiyaan dhamMaan Hub ay codsadeen, oo ay ku jiraan Diyaaradaha Dagaalka, Taangiyada iyo Madaafiicda Ridada Dheer (long-range artillery). “Ukraine  siiya Nidaamka Gantaalada ridada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii hore ee UK, Boris Johnson ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbad uu ka jeediyey Golaha The Atlantic Council ee ku yaalla magaalada Washington.

Waxa uu ugu baaqay Dowladda Maraykanka inay Ukraine siiyaan dhamMaan Hub ay codsadeen, oo ay ku jiraan Diyaaradaha Dagaalka, Taangiyada iyo Madaafiicda Ridada Dheer (long-range artillery).

- Advertisement -

“Ukraine  siiya Nidaamka Gantaalada ridada dheer, siiya Taangiyo, Diyaarado, waayo waxay leeyihiin Qorshe, weyna og yihiin waxa ay samaynayaan” ayuu yiri RW hore ee UK.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee UK ayaa waxa uu intaasi ku daray inay Ukraine u baahan yahay inay dib u Kontoroolaan dhulka buundada ee Badda Azov oo ay Ciidanka Ruushiyaanka haatan gacanka ku hayaan.

Boris Johnson ayaa waxa uu intaasi ku daray in Ciyaarta Putin la soo af-jari karo, haddi ay Ukraine dib u qabsadaan magaallooyinka Melitopol, Berdiansk iyo Mariupol.

- Advertisement -

Hadalka Boris Johnson waxa uu ku soo beegmay maalmo kadib, markii uu sheegay inuu Madaxweyne Putin isaga ugu hanjabay inuu Madfac ku dili karo daqiiqado gudaheeda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts