HomeCaalamkaNin hubeysan oo ugu yaraan 10 qof ku dilay Mareykanka

Nin hubeysan oo ugu yaraan 10 qof ku dilay Mareykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Nin hubeysan ayaa ilaa 10 qof ku dilay dukaan ku yaalla Chesapeake, ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku sheegeen. Nin la rumeysan yahay in uu ahaa maamulaha dukaanka ayaa rasaas ku furay dadkii halkaas ku sugnaa kadibna waa uu is dilay. Maamulka magaalada Chesapeake ayaa bartooda twitterka ku soo qoray “boolisku waxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin hubeysan ayaa ilaa 10 qof ku dilay dukaan ku yaalla Chesapeake, ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku sheegeen.

Nin la rumeysan yahay in uu ahaa maamulaha dukaanka ayaa rasaas ku furay dadkii halkaas ku sugnaa kadibna waa uu is dilay.

Maamulka magaalada Chesapeake ayaa bartooda twitterka ku soo qoray “boolisku waxay xaqiijinayaan dhacdo dhimasho sababtay oo ka dhacday dukaanka Walmart”. Weli faahfaahin dheeraad ah kama aysan soo bixinin, balse sarkaal ka tirsan booliiska oo ka hadlay dhacdadaan ayaa sheegay in dad aan ka badneyn 10 qof lagu dilay tiro kalena lagu dhaawacay.

- Advertisement -

Senatar ka tirsan gobolka Virginia Louise Lucas ayaa sheegay inay “gabi ahaanba aad uga niyad jabtay” waxa ay ku tilmaantay “Toogashadii ugu dambaysay ee Maraykanka”. Waxay ku dartay: “Ma nasan doono ilaa aan helno xal lagu soo afjarayo rabshadaha hubaysan ee dalkeena ku soo badanaya”.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts