HomeCaalamkaMareykanka oo ka walaacsan hanjabaadaha Iran ee ka dhanka ah boqortooyada Sacuudiga

Mareykanka oo ka walaacsan hanjabaadaha Iran ee ka dhanka ah boqortooyada Sacuudiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Mareykanka ayaa waxaa ka walaacsan yahay hanjabaadaha Iran ee ka dhanka ah Sucuudiga, waxaana sida uu sheegay afhayeen u hadlay Aqalka Cad Talaadadii aanu Mareykanku ka laba-labayn doonin inuu ka jawaabo hanjabaadahaas haddii loo baahdo. “Waxaan ka walaacsanahay khaataraha muuqda, waxaan weli ku jirnaa xiriir joogto ah anagoo adeegsanayna khadadka militariga iyo kuwa sirdoonka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mareykanka ayaa waxaa ka walaacsan yahay hanjabaadaha Iran ee ka dhanka ah Sucuudiga, waxaana sida uu sheegay afhayeen u hadlay Aqalka Cad Talaadadii aanu Mareykanku ka laba-labayn doonin inuu ka jawaabo hanjabaadahaas haddii loo baahdo.

“Waxaan ka walaacsanahay khaataraha muuqda, waxaan weli ku jirnaa xiriir joogto ah anagoo adeegsanayna khadadka militariga iyo kuwa sirdoonka ee Sucuudiga,” ayuu yiri afhayeenka Golaha Amniga Qaranka. oo intaas ku daray “Kama waaban doono in aan u dhaqaaqno difaaca danahayaga iyo saaxiibadayada gobolka”

- Advertisement -

Mas’uulkan ayaa hadlay kadib markii wargeyska Wall Street Journal uu sheegay in Sacuudiga uu la wadaagay xog sir ah oo uu Mareykanka uga digayo weerar ka yimaada Iran oo lagu bartilmaameedsado Boqortooyada Sacuudiga.

Mareykanka ayaa sheegay in Iran ay siisay Ruushka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo adeegsado dagaalka ka dhanka ah Ukraine, taasoo keentay in Washington ay dhinac iska dhigto dadaallada lagu doonayo in dib loogu soo nooleeyo heshiiskii Nukliyeerka ee Iran, kaasoo uu madaxweyne Donald Trump ka baxay 2018-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts