HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo War kasoo saartay 15 Tahriibayaal ah oo dil Foolxun...

Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay 15 Tahriibayaal ah oo dil Foolxun loogu gaystay Liibiya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee dalka Liibiya ayaa Axaddii wuxuu cambaareeyey “dilkii ugu foosha xumaa” ee loo geysto 15 tahriibayaal ah oo ka dhacay meel u dhow xeebaha magaalada Sabratha ee dalka Liibiya, iyaga oo ku eedeeyey dilkaas inay ka dambeeyeen kooxaha mukhalasiinta ah ama dilaaliinta wax tahriibiya. Qaramada Midoobay ayaa dalbanaysa in kooxaha falkaas ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee dalka Liibiya ayaa Axaddii wuxuu cambaareeyey “dilkii ugu foosha xumaa” ee loo geysto 15 tahriibayaal ah oo ka dhacay meel u dhow xeebaha magaalada Sabratha ee dalka Liibiya, iyaga oo ku eedeeyey dilkaas inay ka dambeeyeen kooxaha mukhalasiinta ah ama dilaaliinta wax tahriibiya. Qaramada Midoobay ayaa dalbanaysa in kooxaha falkaas ka dambeeya cadaaladda la horkeeno.

Meydadkan ayaa subaxnimadii Jimcihii laga helay meel xeeb ah, waxaana intooda badan ay ku dhinteen dooni gubatay, sida ay sheegeen Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Liibiya iyo Bisha Cas ee isna dalkaas ka hawlgala.

- Advertisement -

“iyada oo weli lagu mashquulsan yahay in la ogaado xaaladda dhabta ah, ayaa haddana wararka hordhaca ahi waxay sheegayaan in dilkan uu ka dhashay, iska dhac dhexmaray kooxaha wax tahriibiya” ayaa lagu yidhi warbixinta ka soo baxday xafiiska Qaramada Midoobay ee Liibiya.

Waxay ku boorisay masuuliyiinta dalka Liibiya, inay si degdeg ah u bilaabaan baadhitaan madax-banaan oo daahfuran, si cadaaladda loo horkeeno dhamaan dembiilayaashii ku luglahaa falkan foosha xun.

Liibiya ayaa ah marin muhiim ah oo si qarsoodi ah looga tahriibiyo dadka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts