HomeCaalamkaMadaxweynaha dalka Turkiga oo socdaal ku tagaya Caasimadda Tehran

Madaxweynaha dalka Turkiga oo socdaal ku tagaya Caasimadda Tehran

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada dalka Turkiga ayaa lagu sheegay inuu Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan uu booqasho rasmi ah ku tegi doono Caasimadda dalka Iran ee Tehran bishan July 19-da. Casuumaadaasi ayaa waxaa Madaxweyne Erdogan soo gaarsiiyey Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Iran,  Amir Abdollahain oo bishii hore ee June 27-da booqasho ku […]

- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada dalka Turkiga ayaa lagu sheegay inuu Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan uu booqasho rasmi ah ku tegi doono Caasimadda dalka Iran ee Tehran bishan July 19-da.

Casuumaadaasi ayaa waxaa Madaxweyne Erdogan soo gaarsiiyey Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Iran,  Amir Abdollahain oo bishii hore ee June 27-da booqasho ku tegay Caasimadda Turkiga ee  Ankara.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda Iran ayaa waxa uu xilligaasi kulamo la qaatay dhigiisa Turkiga, Mevlut Cavusoglu iyo Madaxweyne Erdogan.

Latest stories