HomeCaalamkaNATO oo sheegaty in Finland iyo Sweden ay ku soo biiri karaan

NATO oo sheegaty in Finland iyo Sweden ay ku soo biiri karaan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa maanta sheegay in NATO ay diyaar u tahay inay si degdeg ah u soo dhaweyso Finland iyo Sweden, haddii ay go’aansadaan inay codsadaan xubinimada.

Ruushka – oo xuduud dhan 1,340km (830 mayl) la wadaaga Finland – ayaa hore u sheegay inay ku qasbanaan doonaan inay “isku dheelitiraan xaaladda” ama talaabo ay kaqaadi doonaan Findland hadii ay ku biirto NATO.

- Advertisement -

Madaxa NATO ayaa saxaafada u sheegay inuu qorsheynayo in uu gelinka dambe ee maanta la hadlo madaxweynaha Finland Sauli Niinisto.

Latest stories