HomeCaalamkaTigreega oo lagu eedeeyay in ay laayeen dad shacab ah

Tigreega oo lagu eedeeyay in ay laayeen dad shacab ah

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Dowladda Itoobiya, ayaa ku eedeysay dagaal yahanada mucaaradka Tigreega, iney dileen in ka badan 30 qof oo rayid ah, kuwaasoo ku noolaa waqooyi galbeed ee is maamulka Amxaarada.

War ay soo saartey wasaaradda arrimaha dibadda, ayaa intaa ku darey in dagaal yahanada mucaaradku ay bartilmaameed sadeen si aan kala sooc laheyn dad shacab ah.

- Advertisement -

Dagaal yahanada TPLF ee Tigreega, ayaa bilaabey weeraro cusub, oo ay ku qaadayaan maamulada Amxaarada iyo Canfarta, iyagoo ka sameynaya boob hantiyeed, ayna dheer tahay in waayeelada iyo caruurtuba u dhimanayaan baahi darteed.

Dowladda Itoobiya ayaa u aqoonsan mucaaradka Tigreega argagaxiso.

Ciidanka dowladda dhexe ee Itoobiya, ayaa bilaabey dagaalka ay kula jiraan mucaaradka Tigreega bishii November ee sanadkii hore ee 2020-ka.

Latest stories