HomeCaalamkaXoghayaha caafimaadka ee Britain oo ka hadlay amaro culus oo la xariira...

Xoghayaha caafimaadka ee Britain oo ka hadlay amaro culus oo la xariira Covid19

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Xoghayaha caafimaadka ee Britain Sajid Javid, ayaa meesha ka saaray in baasaboorka tallaalka coronavirus lagu soo rogi doono England.

Wuxuu BBC -da u sheegay inuusan horay u jeclayn fikirka ah in dadka lagu amro inay wataan baasabooradooda si ay u tagaan maqaayadaha ama goobaha lagu caweeyo.

- Advertisement -

Balse wuxuu yiri cudurka safmarka weli ma tagin oo baasaboorada tallaalka waa in la keydiyaa.

Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ku eedeeyay dowladda in ay ka weecatay arrintan. Baasaboorada caafimaadka waxaa loogu talagalay in lagu muujiyo in dadku aysan qabin safmarka Covid-19.

Sajid Javid ayaa BBC -da u sheegay: “Ma ahan inaan wax u sameyno danteeda aawadeed.”

- Advertisement -

“Waan ku faraxsanahay inaan dhaho ma sii socon doono ama aan joojiyo.” Waxaa loo malaynayay in qorshahan oo dhaleeceyn kala kulmay xildhibaannada qaarkood la soo bandhigi doono dhammaadka bishan.

 

 

 

Latest stories