HomeCaalamkaDad farabadan oo ku geeriyooday Dab ka kacay Xabsi uu ka jiray...

Dad farabadan oo ku geeriyooday Dab ka kacay Xabsi uu ka jiray ciriiri

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii uu dab ka kacay aroornimadii hore ee saakay xabsi ciriiri ah oo ku yaalla galbeedka gobolka Banten ee dalka Indonesia. Wasiirka sharciga iyo xaquuqul insaanka Indonesia Yasonna laoly, ayaa booqday halka ay mashaqadu ka dhacday, wuxuuna sheegay in jeelku uu buux […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii uu dab ka kacay aroornimadii hore ee saakay xabsi ciriiri ah oo ku yaalla galbeedka gobolka Banten ee dalka Indonesia.

Wasiirka sharciga iyo xaquuqul insaanka Indonesia Yasonna laoly, ayaa booqday halka ay mashaqadu ka dhacday, wuxuuna sheegay in jeelku uu buux dhaafay kana jiray ciriiri daran, iyadoo xilligii uu dabku kacayay ay xirnaayeen qaar kamid ah qolalka ay ku jireen maxaabiista.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa intaa ku daray in dadka dhintay ay ku jiraan laba nin oo kasoo kala jeedda dalalka Koofur Afrika iyo Portugal.

Boliiska dalka Indonesia ayaa sheegay inay baarayaan sababta ka dambeysay dabka halkaasi ka kacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts