HomeCaalamkaDiyaaradaha Dagaalka Israel oo duqeeyey Koonfurta Lubnaan

Diyaaradaha Dagaalka Israel oo duqeeyey Koonfurta Lubnaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waaberigii hore ayey Diyaaradahaasi duqeeyeen goob la sheegay inay yaalleen qalabka laga gano Gantaalada ee shalay lagu duqeeyey gudaha Israel. Telefishinka AL-MANAAR ee Ururka Xisbullaahi ayaa sheegay inay Diyaaradaha Israel 2 weerar ku qaadeen duleedka Degmadda Maxmuudiyag oo qiyastii 12 KM ka fog Xuduudka Israe Telefishinka ma uusan soo hadal-qaadin haddii ay khasaaro ka dhasheen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaberigii hore ayey Diyaaradahaasi duqeeyeen goob la sheegay inay yaalleen qalabka laga gano Gantaalada ee shalay lagu duqeeyey gudaha Israel.

Telefishinka AL-MANAAR ee Ururka Xisbullaahi ayaa sheegay inay Diyaaradaha Israel 2 weerar ku qaadeen duleedka Degmadda Maxmuudiyag oo qiyastii 12 KM ka fog Xuduudka Israe

- Advertisement -

Telefishinka ma uusan soo hadal-qaadin haddii ay khasaaro ka dhasheen Duqeymahaasi, lamina oga inay ka fal-celin doonaan.

Shalay ayey ahayd, markii ay Lubnaan iyo Israel Gantaalo is-weydarsadeen, iyadoo ay dhowr Gantaal ku dhaceen gudaha Israel, halka ay 7 kalena ku habsadeen Koonfurta Lubnaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts