HomeCaalamkaKhaasaraha ka dhashay Duqeynta Israa’iil ee Gaza oo sii kordhaya

Khaasaraha ka dhashay Duqeynta Israa’iil ee Gaza oo sii kordhaya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Duqeynta Israa’iil ee Marinka Gaza ayaa gashay maalintii toddobaad oo isku xigta, iyada oo duqeyn xagga cirka ah saacadihii hore ee Axadda lagu dilay ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah, laguna dhaawacay tobanaan kale, halka sidoo kale dhulka lala simay ugu yaraan laba dhisme oo dad ay deganaayeen. Guriga madaxa Gaza ee Hamas, Yehya al-Sinwar, ayaa […]

- Advertisement -

Duqeynta Israa’iil ee Marinka Gaza ayaa gashay maalintii toddobaad oo isku xigta, iyada oo duqeyn xagga cirka ah saacadihii hore ee Axadda lagu dilay ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah, laguna dhaawacay tobanaan kale, halka sidoo kale dhulka lala simay ugu yaraan laba dhisme oo dad ay deganaayeen.

Guriga madaxa Gaza ee Hamas, Yehya al-Sinwar, ayaa sidoo kale la bartilmaameedsaday, sida laga soo xigtay TV-ga kooxda.

- Advertisement -

Magaalada Tel Aviv ee Israa’iil, dadku waxay gambaad ka dhigteen dhismooyinka waa weyn, iyadoo dadka loo digay si aan waxyeelo uga soo gaareen Hubka culus ee Bambooyinka ay ku jiraan.

Rabshadaha cusub ee u dhaxeeya Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ayaa salka ku haya cabashooyin muddo dheer soo taagnaa oo labada dhinac u dhaxeeya xaal waarana aan loo helin ayaa markale colaad horleh hurisay.

Dagaalyahanada Xamaas ayaa tiro gantaallo ah ku riday magaalooyinka Israa’iil, waxaana ku dhintay weerarkaas nin ku sugnaa deegaan dhaca bariga magaalada Tel Aviv.

Latest stories