HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu horkacayay oo gaaray Garoowe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu horkacayay oo gaaray Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka iyo wafdi Xildhibaano oo la socday, kuwaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay halkaas. Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ayaa waxaa Guddooomiye Maxamed Mursal uga hortegay oo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale. Ujeedka Guddoomiyaha Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka iyo wafdi Xildhibaano oo la socday, kuwaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay halkaas.

Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ayaa waxaa Guddooomiye Maxamed Mursal uga hortegay oo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale.

- Advertisement -

Ujeedka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Garoowe ayaa waxaa uu yahay sidii uu uga qeyb geli lahaa Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka Hiratage oo ka furmaya halkaas, xili madash saddexdii sano ee la soo dhaafay ka dhici jirtay Jabuuti.

Daqiiqado kahor Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka degay Caasimadda Puntland iyo wafdi la socday, si ay uga qeyb galaan Shirka Madasha Aragti Wadaagga, waxaana sidoo kale halkaas tegaya Musharaxiinta Madaxweynaha.

Ajandaha shirka sanadkan ayaa waxaa uu yahay mid diiradda lagu saari doono Xasilinta Dalka amni ahaan, Dhameystirka Dastuurka, Qabashada Doorasho qof iyo cod ah Yagleelida Nidaam Federaal oo shaqeynaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts