HomeWararGuddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray Magaalada Garoowe + ujeedkiisa

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray Magaalada Garoowe + ujeedkiisa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyam Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimaada Puntland. Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo wafdigiisa ayaa waxaa kamid ahaa Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, waxaana garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo xubo kale. Warar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyam Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimaada Puntland.

Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo wafdigiisa ayaa waxaa kamid ahaa Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, waxaana garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo xubo kale.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa sheegaya in Ujeedka Guddoomiye Cabdi Xaashi uu Garoowe uga qeyb geli doono Shir looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka dalka ka dhacaya, kaasi oo u furmi doona Madaxda dowlada Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha.

Sidoo kale qaar kamid ah musharaxiinta ayaa saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa inay gaaraan Magaalada Garoowe, iyagoona ka ambabixi doona Caasimadda dalka ee Muqdisho, si ay uga qeyb galaan shirka.

Shirka ayaa sigaar ah waxaa looga hadli doonaa xaaladad siyaasadeed ee dalka, doorashada ka dhaceysa dalka dhammaadka sanadkaan 2020/21iyo Guddiyada lagu muran yahay ee la magacaabay, kuwaasi oo kasoo horjeedan Midowga Musharaxiinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts