HomeWararDil ka dhacay duleedka Kismaayo iyo Faah faahin laga helayo

Dil ka dhacay duleedka Kismaayo iyo Faah faahin laga helayo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dil ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, waxaana lasoo sheegaya in dilkaasi loo gaystay Askari ka tirsan Ciidanka  Jubbaland. Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabaa Maxamed Nuur Xaashi oo ahaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Magaalada Kismaayo. Wararku waxaa ay sheegayaan in koox hubeysan […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dil ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, waxaana lasoo sheegaya in dilkaasi loo gaystay Askari ka tirsan Ciidanka  Jubbaland.

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabaa Maxamed Nuur Xaashi oo ahaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Magaalada Kismaayo.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay sheegayaan in koox hubeysan ay dilka  fuliyeen, waxaana marxuumka la dilay uu ku sugnaa boos uu ku leeyahay duleedka Kismaayo, waxaana goobta isaga baxsaday dableeydii marxuumka dilay sida ay sheegayan wararka aan ka helayno duleedka Kismaayo.

Goobta uu dilku ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidanka Ammaanka iyagoo sameeyay howlagallo ay ku baadi goobayaan dableydii falka dilka ah gaystay, iyadoo aysan jirin cid  loo soo qabtay dilkaaasi.

Dilalka loo gaysto Ciidanka iyo mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland ayaa dhawaanahaan kusoo badanayay degaanada maamulkaasi

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories