HomeWararDEG DEG:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo geeriyooday

DEG DEG:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo geeriyooday

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ayaa waxaa Goordhow ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib, sida ay sheegayaan warar la helayo. Muddooyinkii lasoo dhaafay ayuu Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Hargeysa, isagoo xanuunkii haayay uu goordhaweyd u geeriyooday. Geerida Marxuum Cumar Carte ayaa […]

- Advertisement -

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ayaa waxaa Goordhow ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib, sida ay sheegayaan warar la helayo.

Muddooyinkii lasoo dhaafay ayuu Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Hargeysa, isagoo xanuunkii haayay uu goordhaweyd u geeriyooday.

- Advertisement -

Geerida Marxuum Cumar Carte ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland, iyagoona tacsi u diray qoyska, ehelada iyo qaraabadii uu ka baxauy Cumar Carte.

Madaxda ugu sarreeysa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daqiiqado kadib ka hadi doona geerida a’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo muddooyinkii dambe xanuunsanaa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories