HomeWararBanaanbax rabshado wata oo ka socda Kampala iyo rasaas la maqlayo

Banaanbax rabshado wata oo ka socda Kampala iyo rasaas la maqlayo

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda ayaa waxaa ay sheegayaan in gudaha Magaaladaas laga maqlayo dhawaqa rasaas xoogan oo ridayaan Ciidanka amniga ee Booliska. Taageerayaal taabacsan Murashaxa u taagan qabashada xilka Madaxwaynaha Uganda Bobi Wine ayaa isugu soo baxay qaybo kamid waddooyinka Caasimadda kampala, iyagoo ka caraysan xarig shalay loo gaystay […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda ayaa waxaa ay sheegayaan in gudaha Magaaladaas laga maqlayo dhawaqa rasaas xoogan oo ridayaan Ciidanka amniga ee Booliska.

Taageerayaal taabacsan Murashaxa u taagan qabashada xilka Madaxwaynaha Uganda Bobi Wine ayaa isugu soo baxay qaybo kamid waddooyinka Caasimadda kampala, iyagoo ka caraysan xarig shalay loo gaystay murashax bobi wine.

- Advertisement -

Ciidamada dowladda Uganda ayaa wada dadaal ay ku doonayaan inay ku kala eryaan dadka banaanbaxa ka dhigaya waddooyinka waaweyn ee Caasimadda kampala, waxaana Ciidanka ay ridayaan rasaas xoogan.

Dadka dhigaya banaanbaxaaas oo ah kuwa aad u careysan ayaa gubaya taayaro waaweyn, sida lagu arkayay Sawirro laga soo qaaday goobta uu ka socdo banaanbaxa looga soo horjeedo xariga loo gaystay murashax bobi wine.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories