HomeWararLaamaha amniga oo baadi goobaya rag hubeysan oo Dil geystay

Laamaha amniga oo baadi goobaya rag hubeysan oo Dil geystay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa gudaha Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ka bilaabay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Maleeshiyaadka hubeysan. Ciidamadaan oo isugu jira Boolis, kuwa xoogga dalka iyo NISA ayaa howlgalkaas ka wada xaafaddaha kala duwan ee Caabudwaaq, iyagoona ku raadinaya ragga maleeshiyaadka ah ee hubka la dhuumaaleysanaya. Saraakiisha […]

- Advertisement -

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa gudaha Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ka bilaabay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Maleeshiyaadka hubeysan.

Ciidamadaan oo isugu jira Boolis, kuwa xoogga dalka iyo NISA ayaa howlgalkaas ka wada xaafaddaha kala duwan ee Caabudwaaq, iyagoona ku raadinaya ragga maleeshiyaadka ah ee hubka la dhuumaaleysanaya.

- Advertisement -

Saraakiisha hoggaaminaya howlgalka ayaa sheegaya in Ciidanka amniga ay Magaalada ka baadi goobayaa Nin ay sawirkiisa soo Bandhigeen, iyagoona ninkaas ku maray inuu hubka dhigo, isla markaana Ciidanka amniga isku soo dhiibo.

Sidoo kale Saraakiisha ayaa dadka hubka sharci darrada heysta ku amray inay hubka dhigaan, iyagoona tilmaamay in cidii fulin weyda amarkaas laga qaadi doono tallaabo adeg oo sharciga waafaqsan.

Dhawaan ayay aheyd markii magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagu dilay laba ruux oo kamid ahaa dadka deegaanka, waxaana dadkaas dilay rag hubeysan oo u abaabulan qaab maleeshiyo beeleed ah, kuwaasi oo haatan laga raadinayo gudaha Magaalada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories