HomeWararDaacish oo War kasoo saartay weerar ka dhacay Magaalada Muqdisho

Daacish oo War kasoo saartay weerar ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ururka Daacish ayaa ka hadashay weerar loo adeegsaday Bastoolad oo duhurnimadii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu qaaday Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka. Daacish ayaa sheegtay in rag hubeysan oo ka tirsan Ururkooda in weerar ay ku qaadeen Saddex Askari oo dowladda kamid ah, xili ay ku sugnaayeen xaafadda Xoosh ee degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka Daacish ayaa ka hadashay weerar loo adeegsaday Bastoolad oo duhurnimadii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu qaaday Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka.

Daacish ayaa sheegtay in rag hubeysan oo ka tirsan Ururkooda in weerar ay ku qaadeen Saddex Askari oo dowladda kamid ah, xili ay ku sugnaayeen xaafadda Xoosh ee degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Daacish.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka kasoo baxay Daacish laguna daacabay Wakaaladda Wararka u faafisa ee Acmaaq ayaa waaxa lagu sheegay in weerarkii ka dhacay Muqdisho ku dileen Askari ka tirsan Ciidanka dowladda.

Warar la helayo ayaa sheegaya in Askar kamid ah Ciidanka dowladda iyo rag hubeysan ay Israsaaseyn ku dhexmartay xaafadda Xoosh ee dharkeenley, waxaana halkaas ku dhaawacmay Askar, halka ragii hubeysnaa mid laga dhaawacay, lana qabtay.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda Federaalka oo ku aadan Israsaaseyntii ka dhacay Muqdisho, hayeeshee waxaa xusid mudan in Daacish ay sheegato dilal dhif iyo naadir ah oo ka dhaca Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka Daacish oo ku qornaa Luuqada Carabiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts